Daawo:" Farmaajo Noo Geeya Ayaanu Leenahay , Xukuumada Kulmiye na Waxaanu Leenahay Inta Ay Naftu Naga Baxeyso ......" Marwo Nasra Cabdiraxmaan
Hargeysa (AFKA):- Marwo Nasra Cabdiraxmaan ayaa waxaa ay si cad u sheegtay in xukuumada
Kulmiye ay wado qorshaha ah in Somaliland iyo Somaliya la isku daro isla markaana waxaa ay ugu baaqdey masuulyiinta xukuumada in ay arintaasi ka badheedhan
Sidoo kale Marwo Nasra Cabdraxmaan ayaa waxaa ay si adag u dhaliishay in xildhibaanada baarlamaanku xukuumada u ogolaadan in heshiis Military la soo gasho dawlada Imaraadka oo lagu wareejiyo madaarka Berbera oo ay saldhig ciidan ka sameystaan
Daawo:" Farmaajo Noo Geeya Ayaanu Leenahay , Xukuumada Kulmiye na Waxaanu Leenahay Inta Ay Naftu Naga Baxeyso ......" Marwo Nasra Cabdiraxmaan
Hargeysa (AFKA):- Marwo Nasra Cabdiraxmaan ayaa waxaa ay si cad u sheegtay in xukuumada Kulmiye ay wado qorshaha ah in Somaliland iyo Somaliya la isku daro isla markaana waxaa ay ugu baaqdey masuulyiinta xukuumada in ay arintaasi ka badheedhan