Hogamiyasha Labada Dal ee Cawa wada ciyaaraya oo sharad kugalay cayaarta dhex maraysa labadooda Dal.
Cayaar Xiiso badan oo Caawa dhex martay Xulalka Belgium iyo Maraykanka isla markaasna ah ciyaar xiiso badan ayay sharad ku galeen hogaamiyasha labadaasi Dal ee caawa wada ciyaaraya oo ka mid ah Dadweynaha Daawanaya Caawa Cayaarta
Hadaba Ra’isal Wasaaraha Dalka Belgium Elio Di Rupo ayaa sheegay in uu sharad kula geli doono Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama in ay ka badin doonaan.
Madaxweyne Obama ayaa Ciyaarihii ugu dambeeyay si dhaw ula socday kulamada uu yeelanayo xulka dalka Maraykanku.
Ciyaartan oo ku tirsan koobka aduunka ayaa waxa Labada xul kii badiyaa uu u bixi doonaa Wareega 8-aad.