Daawo:Xisbiga UCID oo Muddada ay Guurtidu ku kordhiyeen muddadii xisbiyadu ku heshiiyeen Ganafka ku dhuftay

0
Monday March 06, 2017 - 14:26:01 in by salman abdi
  • Visits: 570
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Xisbiga UCID oo Muddada ay Guurtidu ku kordhiyeen muddadii xisbiyadu ku heshiiyeen Ganafka ku dhuftay

    Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa waxaa uu dhaliilay qaabka ay muddo kordhinta u sameyeen xildhibaanada golaha guurtidu gaar ahaan muddo kordhinta loo sameeyey golayaasha wakiilada iyo deeganada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa waxaa uu dhaliilay qaabka ay muddo kordhinta u sameyeen xildhibaanada golaha guurtidu gaar ahaan muddo kordhinta loo sameeyey golayaasha wakiilada iyo deeganada


Cabdinaasir Qodax xoghaye ku-xigeenka xisbiga UCID waxaa uu sheegay in ay marka hore soo dhaweyanaan go,aanka ay guurtidu ka gaadhey doorashada Madaxtooyada balse aanay sharaci daro aheyn muddo kordhinta ay u sameeyen golayaasha wakiilada iyo deeganku