Wasiirada Arimaha Dibadda Ururka Jaamacadda Carabta Oo Qaahira Ku Shiraya iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadlayaan.

0
Tuesday March 07, 2017 - 12:22:46 in by salman abdi
  • Visits: 620
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirada Arimaha Dibadda Ururka Jaamacadda Carabta Oo Qaahira Ku Shiraya iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadlayaan.

    Wasiirada arrimaha dibadda dalalka jaamacadda carabta ayaa kullan ku yeelanayamagaalada Qaahira, Halkaasoo ay uga arrinsanayaan dhowr arrimood oo ay ka mid tahay go'aanka mareykanka uu safaaraddiisa Israaiil ugu rarayo magaaladda Quddus.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirada arrimaha dibadda dalalka jaamacadda carabta ayaa kullan ku yeelanayamagaalada Qaahira, Halkaasoo ay uga arrinsanayaan dhowr arrimood oo ay ka mid tahay go'aanka mareykanka uu safaaraddiisa Israaiil ugu rarayo magaaladda Quddus.
Madaxweyne Donald Trump ayaa horey u sheegay in safaaradda Mareykanka ee Israaiil uu geyn doono Quddus arrintaasoo ay cambaareeyeen Falastiyiniinta iyo waddamo kale oo caalamka ka tirsan.

Kulankan ayaa ku soo beegmaya xilli wasiirka arrimaha dibadda ee Britain Boris Johnson uu booqanayo israa'iil iyo Falastiin.


Shirkan oo ah mid sanad walba la qabto waxaa kaloo ku jirra arimaha loo wadahadlayo xaalada wadamada Suuriya, Liibiya iyo Yemen.


Wadamada ku jirra jaamacada carabta ayaa arimaha qaar aanan ka midaysnayn siyaasad ahaan iyo ciidan ahaanba.


Wadanka yemen oo dowlada Sacuudiga ay ka wada dagaal ay hogaaminayso ayaa isna ah lafdhabar weyn oo shirkan looga hadli doono.


Xaalka dalka Suuriya ayaa isna ah mid u qodobaysan kulankan jaamacada Carabta ee magaalada Qaahira ka dhacaya.