Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Oo Sheegay In Uu Isku Shaandhayn Ku Samayn doobo Maamulkiisa.

0
Tuesday March 07, 2017 - 15:04:28 in by salman abdi
  • Visits: 555
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Oo Sheegay In Uu Isku Shaandhayn Ku Samayn doobo Maamulkiisa.

    Wasiirada Maamulka Koonfur Galbeed qaarkood horay ayaa xilalka looga qaaday oo waxaa shaqada sii wada ku xigeenada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirada Maamulka Koonfur Galbeed qaarkood horay ayaa xilalka looga qaaday oo waxaa shaqada sii wada ku xigeenada

Shariif Xasan ayaa sheegay Wasiirada hadda jooga inay ku soo shaqeeyeen duruufo kala duwan oo dhanka dhaqaalaha iyo ammaanka ah, wuxuuna sheegay inuu aad ugu ammaanaayo shaqooyinkii adkaa ee ay soo qabteen.Muqdisho (HWN) Madaxwaynaha maamul goboleedka koonfur Galbeed Shariif Xasan ayaa sheegay in uu isku shaandhayn ku samayn doono maamulkiisa maalmaha soo socda.

"Insha Allah waqti dhaw waxaan rajeynayaa in isku shaandheyn la sameeyo, Wasiiradana waxa ay ku soo shaqeeyeen duruufo kala duwan oo dhanka dhaqaalaha ah, ammaanka, raggii iyo gabdhihii nala soo shaqeeyay shaqooyin badan ayeey qabteen, mahadi haka gaadho wasiiradaasi oo gabdho iyo Wiilalba leh, duruufo adagna wey ku soo shaqeeyeen, haddana Insha Allah isku shaandheyn ayaan


sameyn doonaa hadii Ilaahey laga helo.” Ayuu yidhi Shariif Xasan oo lahadlayay muuqbaahiyaha Universal

 

Wasiirada Maamulka Koonfur Galbeed qaarkood horay ayaa xilalka looga qaaday oo waxaa shaqada sii wada ku xigeenada, halka wasaaradaha qaarna aysanba qaban shaqooyinkii loo wakiishay.