Daawo: Dawlad Dadka Aan Shaqayn Ee Bilaa Camalka Ah Cashuur Ku RogtayIyo Sababa Keenay

0
Friday March 10, 2017 - 11:52:11 in by salman abdi
  • Visits: 464
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Dawlad Dadka Aan Shaqayn Ee Bilaa Camalka Ah Cashuur Ku RogtayIyo Sababa Keenay

    Madaxweynaha dalka Belarus Alexander Lukashenko, ayaa wax yar ka dhimay oo khafiifiyay, cashuurta dawlada dalkaasi ku soo rogtay dadka aan shaqayn ama bilaa camalka ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dalka Belarus Alexander Lukashenko, ayaa wax yar ka dhimay oo khafiifiyay, cashuurta dawlada dalkaasi ku soo rogtay dadka aan shaqayn ama bilaa camalka ah
Madaxweynaha dalka Belarus Alexander Lukashenko, ayaa wax yar ka dhimay oo khafiifiyay, cashuurta dawlada dalkaasi ku soo

rogtay dadka aan shaqayn ama bilaa camalka ah, kuwaas oo sida xukuumada dalkaasi ku dooday, dulin ku noqday horumarka dhaqaale ee dalkaas.

 

Sida sharcigan cashuurta dadka aan shaqayn saaraya ee Belarus uu dhigayo, qof kasta oo 183 Maalmood wax ka yar shaqeeya sanadkii, waxa waajib ku ah, cashuur lacageed oo 230 euros ah, laakiin waxa cashuurtan dadka aan shaqayn ee bilaa camalka ah lagu soo rogay, ka dhashay muran iyo dibad baxyo lagu diidan yahay oo ka dhacay caasimadda dalkaas ee Minsk, waxa kale oo hoos u dhacay dadka u hogaansamay ee ogol inay bixiyaan.