Maamul Gobleedka Puntand Oo Ka Hadashay Sababta Deegaanadeeda Looga Mamnuucay Universal Tv.

0
Saturday March 11, 2017 - 15:54:14 in by salman abdi
  • Visits: 517
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamul Gobleedka Puntand Oo Ka Hadashay Sababta Deegaanadeeda Looga Mamnuucay Universal Tv.

    Garowe(AFKA);Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sababtii keentay in Puntland ay degaanada ka joojiso TV-ga Universal.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garowe(AFKA);Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sababtii keentay in Puntland ay degaanada ka joojiso TV-ga Universal.

Madaxweyne Gaas waxaa uu sheegay in Puntland aanay ogoleyn in la kici bulsho iyo dadka lagu dhax faafiyo dacaayad iyo wax aan waxba ka jirin.

Waxaa uu sidoo kale sheegy in Universal TV uu degaanada maamulka Puntland ka waday kicinta bulshada dhaqan.

Sidoo kale waxaa uu tilmaamay in Puntland aanay saxaafadda dhlaakiin cidii sharciga ka soo tilaabta ay sharciga la tiigsan doonaan.

Ugu danbeyntii, maamulka Puntland ayaa dhawaan Albaabada u laabay xarumaha tvga Universal ee degaanada maamulka Puntland.