Wasiirka arrimaha dibada Turkiga Mevlut Cavusoglu ayaa si kulul u canbaareeyay talaabada dowlada Netherland, kagala noqotay ogolaanshihii uu dalkaas ku geli lahaa

0
Sunday March 12, 2017 - 10:14:21 in by salman abdi
  • Visits: 619
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka arrimaha dibada Turkiga Mevlut Cavusoglu ayaa si kulul u canbaareeyay talaabada dowlada Netherland, kagala noqotay ogolaanshihii uu dalkaas ku geli lahaa

    Istanbul(AFKA);Wasiirka arrimaha dibada Turkiga Mevlut Cavusoglu ayaa si kulul u canbaareeyay talaabada dowlada Netherland, kagala noqotay ogolaanshihii uu dalkaas ku geli lahaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Istanbul(AFKA);Wasiirka arrimaha dibada Turkiga Mevlut Cavusoglu ayaa si kulul u canbaareeyay talaabada dowlada Netherland, kagala noqotay ogolaanshihii uu dalkaas ku geli lahaa Wasiirka arrimaha dibada Turkiga ayaa cunsuriyad iyo Faashinimo ku tilmaamay talaabada Holland qaaday oo uu sheegay inay meel ka dhac ku tahay, nidaamka dublamaasiyada caalamiga ah, waxaanu balan ku qaaday in dalkiisu jawaab adag ka bixin doono.