Daawo: Qaramada Midoobay Oo Ka Digtay Macaluul Iyo Xaaladii Aadami Ee Ugu Xumayd Inay Dunidu Waajihi Doonto

0
Sunday March 12, 2017 - 11:04:08 in by salman abdi
  • Visits: 556
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Qaramada Midoobay Oo Ka Digtay Macaluul Iyo Xaaladii Aadami Ee Ugu Xumayd Inay Dunidu Waajihi Doonto

    Madaxa xaaladaha degdeg ah u qaabilsan qaramada Midoobay Stephen O'Brien, ayaa ka digay macaluul iyo xaaladihii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxa xaaladaha degdeg ah u qaabilsan qaramada Midoobay Stephen O'Brien, ayaa ka digay macaluul iyo xaaladihii

aadaminimo ee ugu xumaa inay dunida ku soo fool leeyihiin, kuwaas oo sida uu sheegay noqonaya kuwii ugu xumaa ee qaramada Midoobay waajahdo.

 

Stephen O’Brien, ayaa shirka guud ee Jimciyada quruumaha ka dhaxaysa uga waramay, abaaraha iyo gaajada ka taagan afar waddan oo kala ah, Somalia, South Sudan, Yemen iyo Waqooyiga dalka Nigeria, kuwaas oo haddii aan degdeg looga hawl gelin macaluul isu badali doona.