Hambalyo Hambalyo Hambalyo Meher wacan Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax.
Hanbalyo Anigo Ah Abdirahman Yasin Abokor iyo Dhaman Bahda Afka Shacabka Waxanu halkan Hambalyo uga dirayna dr:Ibrahim Ahmed Ibrahim Ahmed Ismail iyo marwadiisa faadumo yaasiin ibraahin oo meherkoodu ka dhacay hotel dalxiis ee magaalada Hargaysa
Hambalyo aroos:dr:Ibrahim Ahmed Ibrahim Ahmed Ismail iyo marwadiisa faadumo yaasiin waxanu lenahay
BARAKA LAAHU LAKA WA BARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMA BILKHAYR. AMIIN…AAMIIN… AAMIIN.Noqda Kuwii isku Raaga Ubad-khayr Qabana kala Hela Aamiin Aamiin Aamiin.
Spread the love

0 