Xukuumada Somaliland Oo Fariin Adag U Dirtay Hay’addaha Sama Falka Ee Gargaarka Gaadhsiinaya Dadka Abaaraysan

0
Monday March 27, 2017 - 17:59:25 in by salman abdi
  • Visits: 612
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Somaliland Oo Fariin Adag U Dirtay Hay’addaha Sama Falka Ee Gargaarka Gaadhsiinaya Dadka Abaaraysan

    -Xukuumada somaliland ayaa digniin adag u dirtay hay'addaha sama falka ee ku hawlan gargaarka ay gaadhsiinayaan dadka abaaruhu saameeyeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

-Xukuumada somaliland ayaa digniin adag u dirtay hay'addaha sama falka ee ku hawlan gargaarka ay gaadhsiinayaan dadka abaaruhu saameeyeen.


Maareeye Aamin Maxamuud Diiriye oo digniin u diraysa hay’addaha sama falka ayaa waxay hadalkeeda ku bilawday "Waxaanu hay’addaha u sheegaynaa inaanay boodhadhkooda ku soo qorin somaliya, hay’addii ku soo qortana xafiiskeeda ayaa la xidhayaa, waxaanu halkan ugu sheegaynaa hay’addaha boodhadhkooda ku sooMaareeyaha xafiiska sama falka madaxtooyada somaliland Aamina Maxamuud Diiriye oo ka hadlaysay dad gargaar la gaadhsiinayey ayaa fariin adag u dirtay hay’addaha mashaariicda ku soo qaata somaliya ee ka shaqeeya somaliland, waxaanay sheegtay in hay’addahaas talaabo laga qaadi doono. 

qora Somaliya in aanu anagu nahay Somaliland, hay’adda raashin ku keenta ee is tidhaa dad baahan ayaad u gaynaysaa uma baahnin hay’addaas somaliya ku qoran tahay, waxaanu nahay dal xoriyadiisa qaatay oo halgankiisii uu dhiig badani ku daatay markaa ma rabno in cadawgu noogu soo dhuunto gadbad bariis ah.”

 

Marwo Aamina oo hadalkeeda sii wadata ayaa intaas raacisay ""Hay’addaha sama falka dhamaantood waxaan u sheegayaa gaar ahaan kuwa Islamiga ah oo inta badan Somaliya ku soo qorta boodhadhka in hay’adda lagu karo boodhadhkaas xafiiskeeda la xidhi doono.”