"Wasiirka Awqaaftu Ma Inoo Sheegi Karaa Xeerka Uu Ku Xadgudbay Wiilkan Dharka Xayaysiinayaa" Mujaahid Cali Guray.

0
Monday March 27, 2017 - 18:06:45 in by salman abdi
  • Visits: 493
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Wasiirka Awqaaftu Ma Inoo Sheegi Karaa Xeerka Uu Ku Xadgudbay Wiilkan Dharka Xayaysiinayaa" Mujaahid Cali Guray.

    "Wasiirka Awqaaftu Ma Inoo Sheegi Karaa Xeerka Uu Ku Xadgudbay Wiilkan Dharka Xayaysiinayaa" Mujaahid Cali Guray. Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa ka hadl

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Wasiirka Awqaaftu Ma Inoo Sheegi Karaa Xeerka Uu Ku Xadgudbay Wiilkan Dharka Xayaysiinayaa" Mujaahid Cali Guray. Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa ka hadl

ay dhallinayaro bandhig dhareed ku soo bandhigay Magaalada Hargeysa.

Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa qoraal uu arrintaa kaga hadlay oo soo dhigay barta uu ku leeyahay facebooga ayaa dhignaa sidan:

Anigu mar kasta waxan u hogaansanahay oo aan difaacayaa wixii shuruuc ah ee aynu dhiganno waayo waxan rabaa in aynu noqono sidii aynu ku heshiinay "Dawlad Qaynuunā€¯ oo sharcigu sareeyo loona siman yahay. Marka ay sidaa tahay Wasiirka Awqaaftu ma inoo sheegi karaa xeerka uu ku xadgudbay wiilkan dharka xayaysiinayaa? Mise waxa isaga uurkiisa ku jira iyo jacaylkiisa iyo nacaybkiisa ayuu doonayaa inu sharci inooga dhigo. Arintan marka xaga dhaqanka laga soo eego waxa laga yaabaa in inteena badani aynu la yaabno oo aynaan jeclaysanin lakiin sharciga iyo sharci-darradu waa wax kale.