Haraysa:Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Magacaabay Guddoomiyaha Waxbarashada Ee Degmada Balli-Mataan Ee Gobolka Maroodi-jeex. -

0
Monday March 27, 2017 - 18:55:12 in by salman abdi
  • Visits: 505
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Haraysa:Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Magacaabay Guddoomiyaha Waxbarashada Ee Degmada Balli-Mataan Ee Gobolka Maroodi-jeex. -

    Wasiirka Waxbarashada Somaliland Cabdillaahi Ibraahim Habbane ayaa u magacaabay C/risaaq Yuusuf Sh. Max'uud guddoomiyaha waxbarashada degmada Balli-Mataan ee gobolka Maroodijeex.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Waxbarashada Somaliland Cabdillaahi Ibraahim Habbane ayaa u magacaabay C/risaaq Yuusuf Sh. Max'uud guddoomiyaha waxbarashada degmada Balli-Mataan ee gobolka Maroodijeex.


C/risaaq wuxuu muddo dheer kasoo shaqeeyay dugsiga boodhinka ah ee Balli-Mataan, isagoo macalin iyo maamule ku xigeen ka ahaa isagoo Kaalin muglehna ka qaatay taaba gelinta waxbarashada degmadaasi.

Guddida horumarinta degmada Balli-Mataan oo ay ka midyihiin Khadar Aw Xirsi Askar, Max’ed Salaan iyo Max’ed Axmed C/laahi (Shabeel) ayaa hambalyo u diray guddomiye C/risaaq; iyagoo sheegay inay ka rajaynayaan in dadaalkii uu sii labanlaabo.