Daawo: Guddiga Gurmadka Abaaraha Togdheer oo kaalmooyin Biyo iyo Dawooyin ah gaadhsiiyey Degaanada Bariga

0
Sunday April 02, 2017 - 15:34:37 in by salman abdi
  • Visits: 616
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Guddiga Gurmadka Abaaraha Togdheer oo kaalmooyin Biyo iyo Dawooyin ah gaadhsiiyey Degaanada Bariga

    Guddiga abaaraha Gobolka Togdheer ayaa kaalmo isugu jirtay biyo iyo dawooyin gaadhsiiyey Degaanada ay ku so guureen dadka soo guurtada ha ee ka soo hayaamay deegaanadii ay degnayeen abaaraha ku habsaday darted,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga abaaraha Gobolka Togdheer ayaa kaalmo isugu jirtay biyo iyo dawooyin gaadhsiiyey Degaanada ay ku so guureen dadka soo guurtada ha ee ka soo hayaamay deegaanadii ay degnayeen abaaraha ku habsaday darted,

 waxana guddigu ay sheegeen in deegaanada Baar leef , goblomagan, Heeryo, Balli uus, Dogoble, Hagoogane galbeed, Naleye dirdiir, Xodayle iyo Taalabuur ay gaadhsiiyeen kaalmoyinkan isla markaasna ay meelo kalena gaadhsiin doonaan kaalmooyinkan gurmadka ah, waxana trada qoysaska la gaadhsiiyey gurmadkan ay gudigu ku sheegeen 1203 Qoys oo ka sook ala guuray gobolda sanaag iyo sarar wa kuwa guddiga gurmadka abaaraha oo sidoo kale ka warbixinaya xaaladaha ay ku soo arkeen deganadaasi farina u diraya cid kasta oo ka qaybqaadan karta gurmadkaasi

Dadka deeganada kaalmooyinkan la g aadhsiiyey aya si farxad leh uga dareen celiyey kaalmadan