Daawo: Muuqaal Argagax leh oo laga Duubay Laba Dhalinyaro oo lagu Dhex Toogtay Badhtama Nayrobi

0
Monday April 03, 2017 - 14:12:37 in by salman abdi
  • Visits: 797
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Muuqaal Argagax leh oo laga Duubay Laba Dhalinyaro oo lagu Dhex Toogtay Badhtama Nayrobi

    Laba Dhallinyaro oo Midkood Soomaali yahay isla-markaana ka mid ahaa Kooxaha Rabshad-wadeyaasha ah, ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laba Dhallinyaro oo Midkood Soomaali yahay isla-markaana ka mid ahaa Kooxaha Rabshad-wadeyaasha ah, ayaa

Shalay badhtamaha Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi ay ku toogteen Ciidammada Dhar-cadda ah ee ka midka ah Booliiska Kenya.

 

Taliyaha Boliska Kenya, Joseph Boinnet oo ka hadlay Dilka Labadaa Dhallinyarada ah oo markii la dilayey Muuqaal laga duubay, ayaa sheegay in la baadho Muuqaalkaasi laga duubay markii ay Dilka fulinayeen Ciidammada loo yaqaano Flying Squad-ka.

"Waxaa waajib ah in la baadho dilka muuqaalka laga duubay”, sidaasi waxaa yidhi Afhayeenka Booliska, Charles Owino.

Muuqaalka waxaa laga daawaday, ninka police-ka oo qabanaya eedeysanaha, kadibna waxaa la maqlay shan xabadood.

201742636266950362955353cops_killing

Dad badan ayaa aad uga naxay markii ay daawadeen muuqaalka, waxaana hey’addaha xuquuqda Insaanka ay codsadeen in la baadho arrinta.