Xukuumadda Somaliland Oo Xabsiga Ka Sii Deysay Maxaabiis Budhcad-baddeed Ah iyo Tirada Maxaabiista

0
Monday April 03, 2017 - 14:18:22 in by salman abdi
  • Visits: 659
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumadda Somaliland Oo Xabsiga Ka Sii Deysay Maxaabiis Budhcad-baddeed Ah iyo Tirada Maxaabiista

    Xukuumadda Somaliland ayaa waxaa ay xabsiga dhexe ee magaalada Hargeysa ka sii deysay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumadda Somaliland ayaa waxaa ay xabsiga dhexe ee magaalada Hargeysa ka sii deysay

 7 maxbuus oo ahaa budhcad-badeed sannadkii 2011 ku soo wareejisay Somaliland dalka Seychelles isla markaana ku xukunaa min 10 sanadood oo xadhig ah.

Todobadan Maxbuus oo dhameystay xukunka xadhigigooda ayaa markii uu xunkunkoodu u dhamaadey waxaa loo anba bixiyey dalalkii ay ka soo jeedeen oo 4 ka mid waxaa ay ka soo jeedeen Maamulka Puntland 3 ka mid ahuna dalka Somaliya

Halkan Hoose Ka Akhriso War Saxaafadeed Uu Soo Saarey Wasiirka Cadaaladu

mn