Ururka Saxafiyiinta Solja Ayaa Aqoon Isweydaarsi Ufuray Saxafiyinta Iyo Bahda Cadalada Iyo Garsoorka Gobolka Sanaag+Muqaal

0
Sunday April 09, 2017 - 20:18:20 in by Cerigabo Office
  • Visits: 676
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururka Saxafiyiinta Solja Ayaa Aqoon Isweydaarsi Ufuray Saxafiyinta Iyo Bahda Cadalada Iyo Garsoorka Gobolka Sanaag+Muqaal

    Ururka Saxaafadda Somaliland Ee SOLJA Ayaa Aqoon-isweydaarsi muddo laba maalmood ah socon doona oo kusaabsan Xeerka Saxaafadda Wuxu Magaalada Ceerigaabo Uga Weriyayaasha Magaalada Ceerigaabo Iyo Mas'uuliyiinta Hay'adaha Caddaaladda &

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ururka Saxaafadda Somaliland Ee SOLJA Ayaa Aqoon-isweydaarsi muddo laba maalmood ah socon doona oo kusaabsan Xeerka Saxaafadda Wuxu Magaalada Ceerigaabo Uga Weriyayaasha Magaalada Ceerigaabo Iyo Mas'uuliyiinta Hay'adaha Caddaaladda & Garsoorka G/Sanaag.
Ururka Saxaafadda Somaliland Ee SOLJA Ayaa Aqoon-isweydaarsi muddo laba maalmood ah socon doona oo kusaabsan Xeerka Saxaafadda Wuxu Magaalada Ceerigaabo Uga Weriyayaasha Magaalada Ceerigaabo Iyo Mas’uuliyiinta Hay’adaha Caddaaladda & Garsoorka G/Sanaag.

Waxana Aqoon-isweydaarsigan o o lagu qabtay Hotel Sanaag ee magaalada Ceerigaabo Ayna kazoo qayb galeen Madaxda Maammulka heer gobol iyo degmoba ee Ceerigaabo Ayaa Waxa ugu horrayn ka hadlayah kana bixiyey faahfaahin tababbarkan Wakiilka Ururka Solja Ee G/Sanaag C/laahi Xuseen Darwiish iyo Liibaan Cabdi Xasan Oo kamid ah Mas’uuliyiinta heer-qaran ee Ururuka SOLJA

Waxa intaas kaddib iyaguna hadalka isaga danbeeyey Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka G/Sanaag Maxamed Axmed C/lle, Maayarka Degmada C/gaabo Ismaaciil X Nuur iyo Kusimaha ahna Badhasaab-kuxigeenka G/Sanaag Naallayey Axmed Jaamac. Waxana hadalladoodii Kamid ahaa sidan:-

Waxana xusid mudan aqoon isweydaarsigan inay barbar socotey Kaadhka Aqoonsiga SOLJA Oo Weriyayaasha G/Sanaag halkaas lagu siinayey