Xoghaye Cusub Oo Waayo Arag Ah Oo Mar Kale Lasoo Magacaabay Gobolka Togdheer Iyo Bulshada Burco Oo Soo Dhaweeyay.

0
Thursday April 13, 2017 - 10:48:58 in by Super Admin
  • Visits: 716
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xoghaye Cusub Oo Waayo Arag Ah Oo Mar Kale Lasoo Magacaabay Gobolka Togdheer Iyo Bulshada Burco Oo Soo Dhaweeyay.

    Wali Khayre Waa Xoghayaha Cusub Ee Gobolka Togdheer Oo Horana Xilka Xoogahayenimo Ugu Soo Qabtay Gobolka Togdheer Dhawr Jeer Oo Kale Duwan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wali Khayre Waa Xoghayaha Cusub Ee Gobolka Togdheer Oo Horana Xilka Xoogahayenimo Ugu Soo Qabtay Gobolka Togdheer Dhawr Jeer Oo Kale Duwan.


Xoghayaha Cusub Ee Lasoo Magacaabay Gobolka Togdheer Ayaa Muddo Laga Jooga Sanad Xilka Laaga Qaaday Xogahayani Cusub Ee Lasoo Magacaabay Iyada Oo Markaasi Loo Daliishayday Badhasaabkii Markaasi Haysatay Ee Mudane Qabyotire Ahna Hada Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland Oo Ay Isku Deegaan Ka Soo Jeedeen.

Bulshada Ku Dhaqan Gobolka Togdheer Ayaa Si Baladhan Usoo Dhaweeyay Xoghayaha Cusub Ee Lasoo Magacaabay Iyogoona Ku Sifeeyay Inuu Yahay Qof Waayo Araga Oo Kasoo Bixi Karaa Xilkani Lasoo Magacaabay.

Qaar Ka Mida Waxgaradka,Cuqaasha Iyo Aqoonyahanka Gobolka Togdheer Ayaa Iyaguna Si Wayn Usoo Dhaweeyay Xogahayani Cusub Waxanay Baaq U Direen Maamulka Gobolka Inay Si Wanagsan Ula Shaqeeyaan.