Xariirka kubada cagta germany oo lacago ubalan qaaday ciyaartoyda haddii ay qaadaan ka

0
Thursday July 10, 2014 - 11:48:53 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1109
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xariirka kubada cagta germany oo lacago ubalan qaaday ciyaartoyda haddii ay qaadaan ka

    Xariirka kubada cagta Germany ayaa abaalmarino gudoonsiin doono xiddigaha uga qeyb qaadanaayo koobka adduunka ee Brazil ka socdo haddi ay kuguuleestaan koobka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xariirka kubada cagta Germany ayaa abaalmarino gudoonsiin doono xiddigaha uga qeyb qaadanaayo koobka adduunka ee Brazil ka socdo haddi ay kuguuleestaan koobka

Germany ayaa iska xaadirisay Final ka tartanka kadib markii ay darsin goolal ah kushubtay shabaqa xulka martigalinaayo ee Brazil iyadoo sugi doonto caawa Netherland iyo Argentina middi ay Final ka laciyaari laheyd.

Abaalmarinada lasiin doono ciyaartoyda Germany ayaa ah lacag qiimaheeda gaarayso 300 oo kun oo Yuurow oo udhiganto (400 Kun oo Dollar) oo laacib walbo qaadan doono haddii ay kuguuleestaan hanashada koobka.

Madaxweynaha xariirka kubada cagta GermanyWolfgangNersbachoo kulankii 7-1 ugu awood sheegteen Brazil kadib hadlay ayaa sheegay "Dhab ahaantii waxaan dooneynaa inaan ciyaartoydeena siino lacagahaas.

Fifa ayaa ku abaalmarin doonto 35 Milyan oo Dollar xulkii kuguuleesto koobka, iyadoo kaalinta labaadna lagu siin doono 25 Milyan oo Dollar, Germany ayaa Final ka kusugeeso Netherland ama Argentina kooxdii badiso caawo.



afkashacabka.com/ Cayaaraha
Contact@afkashacabka.com