Daawo: Barack Obama Oo Shacabka Faransiiska Ugu Baaqay Inay Doortaan Musharaxa Emmanuel Macron

0
Friday May 05, 2017 - 12:42:24 in by Super Admin
  • Visits: 453
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Barack Obama Oo Shacabka Faransiiska Ugu Baaqay Inay Doortaan Musharaxa Emmanuel Macron

    Madaxweynihii hore ee Maraykanka Barack Obama ayaa shacabka Faransiiska ka codsaday inay u codeeyaan, Musharaxa dhex dhexaadka ah ee Emmanuel Macron, waxaanu fariin uu ku taageerayo musharax Macron ku cadeeyay sababta uu ku taageerayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus