Kuuriyada Waqooyi Oo Wadamada Maraykanka Iyo Kuuriyada Koonfureed Ku Eedaysay Falal Ka Dhan Ah Hogaamiyahooda

0
Saturday May 06, 2017 - 11:50:28 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 586
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kuuriyada Waqooyi Oo Wadamada Maraykanka Iyo Kuuriyada Koonfureed Ku Eedaysay Falal Ka Dhan Ah Hogaamiyahooda

    Kuuriyada Waqooyi ayaa Maraykanka iyo Kuuriyada Koonfureed ku eedaysay in dad u shaqeeya ay maleegayaan shirqool ay ku dilaan hogaamiyahooda Kim Jong-un.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kuuriyada Waqooyi ayaa Maraykanka iyo Kuuriyada Koonfureed ku eedaysay in dad u shaqeeya ay maleegayaan shirqool ay ku dilaan hogaamiyahooda Kim Jong-un.

Waxay sheegtay in shirqoolkaas la fashiliyay Waqooyiguna "uu baaritaan samayndoono oo si aan naxariis lahayn u burburin doono" dadka ay soo dirsadeen Maraykanka iyo Kuuriyada Waqooyi.Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay in lacag la siiyay qof ay "Kim" bas ah ku sheegeen si uu u gaysto weerar kiimiko loo adeegsaday, sida ay sheegtay wasaaradda amniga gudaha.

Maraykanka iyo Kuuriyada Waqooyi wali kama aysan hadlin eedaymahaas.

heegashadan Waqooyigu waxay ku soo aadaysaa iyadoo ay sare u sii kacayso


xiisadda ka taagan gacanka Kuuriya.

 

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ballan qaaday in uu "xallin doono" arrinta Kuuriyada Waqoyi uuna joojin doono in ay kobciso nukliyeerkeeda.

 

 

Source:-BBCsomali