"Faysal Cali Waraabe Xukuumadda Ayaa 400 Kun Oo Dollar Oo Laaluush Ah Siisey" Cali Gurey

0
Friday May 12, 2017 - 13:48:24 in by Burco Office
  • Visits: 705
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Faysal Cali Waraabe Xukuumadda Ayaa 400 Kun Oo Dollar Oo Laaluush Ah Siisey" Cali Gurey

    "Faysal Cali Waraabe Xukuumadda Ayaa 400 Kun Oo Dollar Oo Laaluush Ah Siisey" Cali Gurey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Faysal Cali Waraabe Xukuumadda Ayaa 400 Kun Oo Dollar Oo Laaluush Ah Siisey" Cali Gurey

Mujaahid Cali Yuusuf Axmed (Cali Gurey) ayaa sheegay inay xukuumadda KULMIYE ayaa fashiliyey lacag laaluush ah oo uu sheegay in ay xukuumadu u siisay gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe.

Muj Cali Guray ayaa waxaa uu ku sheegay in qadarkaas lacagta ahi ay leegtahay $400,000 ( Afar Boqol oo Kun Oo Dollar )
” Xukuumadda $400,000 ayaa ay siisay Faysal Cali Waraabe , maalin walbana baad ayuu ka qaadaa ,waxaana ay u wataan wax aan aniga iga suurto galeen oo aan ka xishoonaayo ayuu Faysal Sameynayaa . Faysal Maalina Ciro ayaa lagu dirayaa , maalina halkan baa la soo wadayaa , aroorta danbana Muuse Biixi ayuu caayayaa” ayuu yidhi Muj Cali Guray