"Somaliland ba Anigay igu dhisantahay, Ninka leh ......"Faysal Ali Warabe

0
Sunday July 13, 2014 - 08:13:38 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1878
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Somaliland ba Anigay igu dhisantahay, Ninka leh ......"Faysal Ali Warabe

    Dhegayso: "Caalamka waa laga Bajiyoo waxa lagu yidhi Waa la is Dilayaa, Maamulka Garowe iyo Somaliland aya is dilaya,annaguna waxan ku nidhi.."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhegayso: "Caalamka waa laga Bajiyoo waxa lagu yidhi Waa la is Dilayaa, Maamulka Garowe iyo Somaliland aya is dilaya,annaguna waxan ku nidhi.." Guddoomiyaha xisbiga UCID, Eng Faysal Cali Waraabe, oo ku sugan Magaalada Washington ee dalka Maraykanka, ayaa Wareysi uu siiyey laanta afka Soomaaliga ee Idaacadda VOA, ayaa ka hadlay arrimo badan.

Faysal Cali Warabe , ayaa sidoo kale ka hadlay Dadkii loo dhiibay Jabuuti, Arrimaha Khaatumo, Puntland, Soomaaliya, Wadahadallada Somaliland iyo Soomaaliya, doorashooyinka iyo baadhista Shidaalka Somaliland.


Contact@afkashacabka.com