
marwada kobaad ee somaliland oo si mugleh loogu soo dhawayay Degmada Kalebaydh
Wefti balaadhan oo ay hogaaminayso Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde iyo Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-toosiye) oo ay wehelinayaan Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Samsam Cabdi Aadan, Maareeyaha Samafalka, Amina Maxamuud Diiriye Wasiirkii Hore ee Kalluumaysiga Cabdilaahi Jaamac Cismaan Geeljire ayaa maanta waxa si heer sare ah loogu soo dhaweeyey Dagmada Kala-baydh. Waxa marwada iyo weftigii la socdayba si lmugleh loogu soo dhaweeyey degmada kala baydh oo aan u kala hadhin yar iyo weynba soo dhawaynta weftigan, iyada oo aanay dadweynuhu kala go’lahayn ayaa waxay ay waxa uu safarkoodu daranaa sidii looga hirgalin lahaa cusbitaal ay yeelanayso Dagmada kale-baydh
Marwada Qaranka Somaliland,ayaa xafladasi ka hadashay oo soo jeedisay haadalo dhiirigalin iyo mahadnaq isugu jirta waxa hadaladii ka mid ahaa Cusbitalka aynu maanta Dhagaxa dhignay waa cusbital muhiima oo loo baahan yahay, waxtar wayna u ah magaaladan iyo guud ahaanba Gobolka, Illaahay waxa aynu ka baryeynaa inuu noqdo kii anfaca bulshada ee loogu shaqeeyo dadka.
waxa ugu danbayntii la dhagax dhigay goobta laga dhisi doono cusbitaalka cusub oo ay siwada jir ah ugu mahadnaqeen cidii gacan wayn ka geestay cusbitaalka cusub ee ay yelendonto Dagmada Kale-baydh
AFKASHACAB.COM
HARGAYSA.OFFICE
CONTACT@AFKASHACABKA.COM





0 

marwada kobaad ee somaliland oo si mugleh loogu soo dhawayay Degmada Kalebaydh
Wefti balaadhan oo ay hogaaminayso Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde iyo Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-toosiye) oo ay wehelinayaan Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Samsam Cab