Madaxweyne Siilaanyo oo Cafis Xabsiga kaga sii Daayey Masuliyiinti Wargeyska Hatuf Xilli uu ka dhoofayey Dalka

0
Sunday July 13, 2014 - 14:08:11 in by Hargeysa Office
  • Visits: 987
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Siilaanyo oo Cafis Xabsiga kaga sii Daayey Masuliyiinti Wargeyska Hatuf Xilli uu ka dhoofayey Dalka

    Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Siilanyo ayaa Cafis u fidiyay Masuuliyiintii Wargaysyadda HAATUF iyo SomalilandTimes oo dhawaan maxkamada Hargaysa ku xukuntay Xabsi iyo Ganaax Lacageed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Siilanyo ayaa Cafis u fidiyay Masuuliyiintii Wargaysyadda HAATUF iyo SomalilandTimes oo dhawaan maxkamada Hargaysa ku xukuntay Xabsi iyo Ganaax Lacageed.


Sida uu Warbaahinta Usheegay Wasiirka Arimaha Dibadda Maxamed Biixi Yonis Oo Maanta Madarka hargeysa Shir Jaraaid Ku Qabtay.

Waxa uu wasiiraka amuuraha debada shirkiisa jaraaid ku sheegay in madaxweyne Axmed siilaanyo uu maanta cafis u fidiyey Gudoomiyihii Wargeyska Haatuf Yusuf Cabdi Gaboobe iyo Tafatirii Wargeyskaasi Khadar Cali Cige kuwaas oo bishii ayanu ka soo gudubna maxakamada gobolka maroodi jeex ku xukuntay salad hore xadhig iyo ganaax lacageed,

Balse Wasiirku arimaha debadu muu sheegayn in waragyeska oo ruqsadii lagala Noqday in dib loo siinayo iyo inkale.



Afkashacabka.com
Hargeysa / Office
Contact@afkashacabka.com