Dagaal Dhex maray Maleeshiyad ka tirsan khaatumo iyo ciidanka qaranka iyo Gaadiid dagaal oo ay ka yaaceen maleshiyadi khatumo

0
Sunday July 13, 2014 - 16:32:06 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1220
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal Dhex maray Maleeshiyad ka tirsan khaatumo iyo ciidanka qaranka iyo Gaadiid dagaal oo ay ka yaaceen maleshiyadi khatumo

    Dagaal Mudo kooban qaatay Ayaa lagu Soo Waramay In uu Meesha loo Yaqaan XERO DAANYEERTA Ee Ka ag dhow WAQDARI ku dhex maray Kooxo ka tirsan malayshiyaadka Khaatumo Iyo Ciidamadda Qaranka Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaal Mudo kooban qaatay Ayaa lagu Soo Waramay In uu Meesha loo Yaqaan XERO DAANYEERTA Ee Ka ag dhow WAQDARI ku dhex maray Kooxo ka tirsan malayshiyaadka Khaatumo Iyo Ciidamadda Qaranka Somaliland.


Ma cadda Inta uu le’eeg Yahay Khasaaraha Ka Dhashay Dagaalkaasi balse waxa Wararku Sheegayaan inay Jiraan dhimasho iyo dhaawac iyo weliba gaadiid dagaal laga gubay Kooxdaasi khaatumo oo ay ka yaaceen

Walow uu dagaalku hadda joogsaday wararka waxay intaasi ku darayaan inay dib ugu yaaceen kooxdani goobo dhufays u ahaa

Dhinaca kale waxaa Xiisad dagaal ka taagan tahay deegaanada ay isku Horfadhiyaan kooxo khaatumo ka tirsan oo ku sugan Saaxdheer iyo Ciidamada Somalilnad kuwaasi oo shalay gaadhay deegaano ku dhow Dabotaag Wararka Hoose ay warbaahintu Ka Helayso Jiida Hore Ayaa Sheegaya in ciidanka qaranka Somaliland ku sii siqayaan dhanka xadka ay Somaliland la leedahay Somalia Mar aanu Khadka Telfoonka Kula xidhiidhnay Sarkaala Kamida Saraakiisha Jiida Hore Ayaa Ka Gaabsaday Wax Faah Fahina Ka Bixiyo Dagaalka Maanta Dhacay Marka Laga reebo Gaadiid Dagaal Ay Ka Qabteen Xooxda Khaatumo


afkashacabka.com / Cayaaraha

contact@afkashacbaka.com