Kulanka Germany iyo Argentine ee Cawa oo si weyn uga hadashay Saxaafadda Caalamku, maxayse ka qoreen?

0
Sunday July 13, 2014 - 16:59:23 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1211
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulanka Germany iyo Argentine ee Cawa oo si weyn uga hadashay Saxaafadda Caalamku, maxayse ka qoreen?

    Iyadoo ay caawa bahda kubbada cagta u tahay habeen xiiso gaar ah leh, marka labada xul ee Germany iyo Argentina fooda isku daraan dhamaadka koobka aduunka,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iyadoo ay caawa bahda kubbada cagta u tahay habeen xiiso gaar ah leh, marka labada xul ee Germany iyo Argentina fooda isku daraan dhamaadka koobka aduunka,

 ayaa waxaa si aad ah wax uga qortay kulankan finalka koobka aduunka saxaafada dalka Geramany.

Saxaafda dalka jarmalka ayaa taageero wayn u muujisay xulka qarankooda iyagoo ku booriyay in tababare Low iyo kooxdiisu ku guulaystaan koobka aduunka.Jamaahiirta Jarmalka ayaa maalintan tiradeeday haysay tan iyo markii Germany 7:1 ku xasuuqday xulkii marti galinaayay koobka aduunka ee Brasil.

Saxaafada jarmalka ayaa inta badan boggagooda hore ku soo sawiray kabtanka xulka qarankooda ee Philipp Lahm isagoo laga soo xigtay inuu yidhi: "waa waqtigii aanu koobka aduunka Germany keeni lahayn”.

 

jariirada Hamburger Morgenpost ayaa iyadu soo tirisay koobabkii ay Germany ku guulaysatay iyadoo far waa wayn ku soo qortay 1954 in Bern, 1974 Munich iyo 1990 iyadoo dhinac danbe ka raacisay 2014 waxaana background looga dhigay calanka Germany. Sawirada hoos kaga bogo.

gg

g

germ

gar

ger

gerar