DAAWO:wasiirka wasarada arimaha dibada Somaliland oo shaaca ka qaaday in la sii daayey wargeyskii haatuf iyo yuusuf cabdi gaboobe kana hadlay arinta cabudhinta saxaafada

0
Sunday July 13, 2014 - 17:43:11 in by Hargeysa Office
  • Visits: 886
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO:wasiirka wasarada arimaha dibada Somaliland oo shaaca ka qaaday in la sii daayey wargeyskii haatuf iyo yuusuf cabdi gaboobe kana hadlay arinta cabudhinta saxaafada

    Wasiirka wasarada arimaha dibada Somaliland mudane maxamed biixi yoonis ayaa shaaciyey in yuusuf cabdi gaboobe iyo wargeyskii haatuf lla sii daayey madaxweynuhuna cafiyey waxaana uu sheegay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka wasarada arimaha dibada Somaliland mudane maxamed biixi yoonis ayaa shaaciyey in yuusuf cabdi gaboobe iyo wargeyskii haatuf lla sii daayey madaxweynuhuna cafiyey waxaana uu sheegay

inaanay xukuumadu marnaba jeclayn cabudhinta saxafada isagoo saxafadana u soo jeediyey inay qorto wixii runta ku salaysan oo iska daayaan wararka beentaa

Wasiirka wasarada arimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland mudane maxamed biixi yoonis ayaa sidoo kale ka hadlay safarka madaxweynaha oo uu ka wasiir ahaan ka mid yahay xubnaha waftigan ku wehelinaaya waxaana uu wasiirku sheegay inay dalka itoobiya ee ay sii marayaan ay kala hadli doonaan xuduudaha ay xidhatay

contact@afkashacabka.com