Daawo:Wasiirka Qorsheynta Qaranka iyo Horumarinta Somaliland Mudane Qabyo-tire Oo Kormeeray Dugsiga Suldaan maxamed Suldaan Faarax Ee Hargeysa+Sawiro

0
Wednesday May 31, 2017 - 20:50:59 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 695
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Wasiirka Qorsheynta Qaranka iyo Horumarinta Somaliland Mudane Qabyo-tire Oo Kormeeray Dugsiga Suldaan maxamed Suldaan Faarax Ee Hargeysa+Sawiro

    Hargeysa(AFKA);Wasiirka Qorshaynta Qaranka Iyo Horumarinta Somaliland Maxamed Ibraahim Aadan Qabyo-Tire,Ayaa Waxa Uu Booqday Dugsiga Sare Ee Suldaan Maxamed Suldaan Faarax Oo Ku Yaala Duleedka Koon-Fureed Ee Magaalada Hargaysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA);Wasiirka Qorshaynta Qaranka Iyo Horumarinta Somaliland Maxamed Ibraahim Aadan Qabyo-Tire,Ayaa Waxa Uu Booqday Dugsiga Sare Ee Suldaan Maxamed Suldaan Faarax Oo Ku Yaala Duleedka Koon-Fureed Ee Magaalada Hargaysa
, Dugsigaasi Oo Ay Wax Ku Bartaan Arday Tiro Badan, Waxaana Halkaasi Ku Soo Dhaweeyey Maamulka Macalimiinta Iyo Ardaydaasi Dugsigani Sare Ee Loogu Magac Daray Suldaan Maxamed Suldaan Faarax,Iyagoona Ka Cod Saday In Uu Kala Qayb Qaato Horumarinta Dugsiga Oo Qaybo Kamida Ah Dhisme Ku Socda,Ugana Mahad Celiyey Wakhtiga Uu U Hibeeyey Iyo Booqashada Uu Ku Soo Gaadhay,Waana Kuwan Arday Kamid Ah Kuwa Wax Ka Barta Dugsigaasi"Maadaama Oo Magacaagu Qabyo-Tire Yahay Oo Dalka Oo Dhan Qabyo-Tirto Maadaama Oo Hore Loo Yidhi,Ama Buur Ahow Ama Buur Ku Tiirsanow Waxaanu Rajaynaynaa Wasiir Haddii Aanu Kufno Inaad Nala Kufto,Haddii Aanu Kacnana Inaad Nala Kacdo"

 

Geestiisa Aaasaasaha Dugsigani c/laahi ibraahim xasan Ahna Af-Hayeenka Wasaarada Waxbarashada Somaliland,Oo Halkaasi Ka Hadlay Waxa Uu Wasiirka U Sharaxay Dugsigani Iyo Sidda Uu U Shaqeeyo"Wasiir Magacaagu Waa Qabyo-Tire Halkana Qabyo baaxadleh Ayaa Nagu Haysata Ardayda Subaxdii Qaarkood Ayuu Basku Ka Imanayaa Nohadaas Gt Ah Ayaan Ku Soo Guraa Waayaheeday Leedahay,Adiguna Waxaad Na Dheertahay Aqoon Waxaad U Leedahay Suldaan Maxamed Suldaan Faarax"

Ugu Danbayntii Wasiirka Qorshaynta Iyo Horumarinta Somaliland Maxamed Ibraahim Aadan Qabyo-Tire,Oo Halkaasi Kula Hadlay Ardaydani Tirada Badan Ee Wax Ka Barata Dugsiga Sare Ee Suldaan Maxamed Suldaan Faarax,Waxa Uu Balan Qaaday Baahiya Ardaydu Halkaasi Uga Soo Jeedisay Inuu Wax Kala Qaban Doono,Isagoona Baaq U Diray Qurba-Jooga Reer Somaliland Ee Kunool Waddamada Dibada.

"Cagtaydu Ma Noqonayso Markii Ugu Horaysay Ee Aan Idin Soo Booqdo Waan Idiin Imandoona Waa Run,Nin Kii Dhalin Yaradda Ahaa Ee Halkan Ka Hadlay Waxa Uu Yidhi Magaacgo Waa Qaybo-Tire Markaa Na Qabyp-Tir,Waxaan Idiin Balan Qaadayaa Inaan Idin Qabyo-TiridoonoInta Ka Hadhayna Waan Idinla Qabanayaa,Waanu Ka Warhayn Doonaa Iskuulkan Haday Mashaariic Tahay Waan Idiin Diyaar Garoobayaa.

Waxaan Halkan Fariin Uga Dirayaa Qurba Jooga Deegaanka U Dhashay Oo Runtii Rag Iyo Hablo Faro Badan Oo Fir Fir Coon Ku Ogahay,Waxaan Halkan Fariin Uga Farayaa In Iskuulkii Ay Ku Baxdo Lacag Dhan $7000 Oo Ay Ku Baxaan Basaskiisa Iyo Macalimiintiisa Aad Ku Darsataan Qorshihiina Oo Aad Soo Caawisaan"
Image may contain: 21 people, people standing and outdoor
Image may contain: 1 person, sunglassesImage may contain: 2 people, beardImage may contain: grass, outdoor and natureImage may contain: 1 personImage may contain: sky, tree and outdoorImage may contain: grass, outdoor and natureImage may contain: 1 person, sunglassesImage may contain: sky and outdoorImage may contain: one or more people, people standing and outdoorImage may contain: 1 personImage may contain: sky, outdoor and natureImage may contain: 1 person, suitImage may contain: 6 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: one or more people, people standing, tree, outdoor and natureImage may contain: 1 personImage may contain: 2 people, beard






Image may contain: sky, tree, house, outdoor and nature