Wasiir Zam.Sam Oo Diiday In La Dhiso Jeelka Weyn Ee Magaalada Burco,Iyo Taliyaha Guud Ee Ciidanka Asluubta Oo Si Adag Uga Hadlay

0
Thursday June 01, 2017 - 13:18:50 in by Burco Office
  • Visits: 518
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Zam.Sam Oo Diiday In La Dhiso Jeelka Weyn Ee Magaalada Burco,Iyo Taliyaha Guud Ee Ciidanka Asluubta Oo Si Adag Uga Hadlay

    Wasiir Zam.Sam Oo Diiday In La Dhiso Jeelka Weyn Ee Magaalada Burco,Iyo Taliyaha Guud Ee Ciidanka Asluubta Oo Si Adag Uga Hadlay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Zam.Sam Oo Diiday In La Dhiso Jeelka Weyn Ee Magaalada Burco,Iyo Taliyaha Guud Ee Ciidanka Asluubta Oo Si Adag Uga Hadlay
Taliyaha Guud Ee Ciidanka Asluubta Somaliland Oo Soo Gaadhay Magaalada Burco Ayaa Ka Hadlay Tirada Maxaabiista U Geeriyooday Xanuunka Shuban Biyoodka Waxaanu Sidoo Kale Taliyuhu Ka Hadlay Waxyaabaha Sababay In Xanuunkani Ka Dilaaco Jeelka Weyn Ee Magalada Burco

Taliyaha Ayaa Sheegay In Cudurka Shuban Biyoodka Ay U Geeriyoodeen 6 Qof Halka Tiro Kalana U Jiifto,Sidoo Kale Taliyaha Ayaa Eedaymo Culus U Soo Jeediyay Wasaarada Maaliyada Somaliland,Isaga Oo Sheegay In Wasiirka Maaliyada Somaliland Zam Sam Cabdi Aadan Ay Joojisay,Miisaaniyadii Lagu Dhisaayay Xabsiga Weyn Ee Magaalada Burco,Taas Oo Aan La Garanayn Sababta Keentay In Wasiirka Maaliyada Somaliland Hor Istaagto Dhaqaalihii Lagu Dhisaayay Jeelka Weyn Ee Magaalada Burco,
Taliye Xudhuun Oo Sii Wata Hadalkiisa Ayaa Sheegay Waxa Sababay In Xanuunakani Ka Dilaaco Jeelka Weyn,Waxaanu Sheegay Inay Sababta Cidhiidhiga Jeelka Ka Jira Iyo Maxaabiista Oo Tiro Badatay,Isla Markaana Aanu Jeelku Qaadi Karin

 

Dhismaha Jeelka Weyn Ee Magaalada Burco Ayaa Qabyo Ah ,Mudo Hal,sano Ah,Iyada Oo Aan La Garnayn Sababta Keentay Ilaayo Wakhtigan Ay Wasaarada Maaliyadu Haysato Dhaqaalihii Lagu Dhisaayay Jeelka Weyn Ee Magaalada Burco,