Xaalada Goobaha Caafimaadka ah ee Magaalada BURCO Iyo Cusbitaalka Guud oo Daawooyinki Gebi Ahaanba Ka Dhamaaden Iyado Baaq Loo Dirayo Haayadaha Iyo Xukummada+ Gobolada Kale Somaliland....

0
Thursday June 01, 2017 - 14:12:46 in by Burco Office
  • Visits: 622
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaalada Goobaha Caafimaadka ah ee Magaalada BURCO Iyo Cusbitaalka Guud oo Daawooyinki Gebi Ahaanba Ka Dhamaaden Iyado Baaq Loo Dirayo Haayadaha Iyo Xukummada+ Gobolada Kale Somaliland....

    BURCO(AFKA)Xaalada Goobaha Caafimaadka ah ee Magaalada BURCO Iyo Cusbitaalka Guud oo Daawooyinki Gebi Ahaanba Ka Dhamaaden Iyado Baaq Loo Dirayo Haayadaha Iyo Xukummada+ Gobolada Kale Somaliland....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

BURCO(AFKA)Xaalada Goobaha Caafimaadka ah ee Magaalada BURCO Iyo Cusbitaalka Guud oo Daawooyinki Gebi Ahaanba Ka Dhamaaden Iyado Baaq Loo Dirayo Haayadaha Iyo Xukummada+ Gobolada Kale Somaliland....
Goobaha Caafimaadka ah ee Magaalada Burco aya Ayaamahan uu Dambeeyay La Tacaalayay Dad aad uu badan uu Soo Ritay Xanuunka Shuban Biyoodko, Wxaana Goobaha Caafimaadka ah ee Private Loo Leeyahay Saacad Kasta La Keena 10 Ila 40 Qof iyago La Il Daran Xanuunkaas Shuba Biyoodka.

Dadka La Keenayo Goobaha Caafimaadka aya Ka Tan Batay, Shaqaalahi Goobaahaas Joogay Iyo Daawoyinnki Yaalay Xarumahaasi, Waxaana Hadda Lagu soo Waramaya inay Majority Goobahi UGu Badnayd ee Ka Dhamaaden Daawoyinki Iyo Sunta Biyaha Lagu Darayay Iyo Weliba Faleebooyinki Dadka Lagu Xidhayay.

 

Dhakhtarka Guud ee Magaalada Burco aya isna Inti Ugu Dambeysay Maraya Hadda, Iyado Wax Gurmad ah Looga Keenin Wasaarada Caafimaadka Iyo Haayadaha, waxaanay Baaq uu jeedinayaan Inay Goobaha Caafimaadka ee Gobolada Somaliland uu soo Gurmadaan Lana soo Gaadhan waxi ay Awoodan.

Dadweynaha Reer BURCO Haweenka Iyo Dhalinyarada aya Ila Shalay Gurmad ugu Jiray Dadka La Jiifa Xanuunka sidi Loo Soo Daad Gureyn Laha Iyado Magaalada Burco leedahay 1 Ambualnce oo keliya, Magaaladan oo ah Caasimadi 2aad ee Dalka Somaliland Kuna Nool Yahiin DaD Kor uu dhaafaya 450.000 qof .

Dadweynaha reer burco aya Baaburtooda uu Gaarka ah ku soo Gurayay dadki Xanuunkani soo ritay soona Gaadhsiinayay Goobaha Caafimaadka.

Xukummada Somaliland Iyo Wasaarada Caafimaadka ayaan ila Hadda wax Juuq ah Ka Odhan Dhacdadan Iyado Dadweynaha Reer Somaliland oo dhan Cadho Ku Abuurtay, waxaana Goobaha Dadko iskugu Yimaadan iyo Goobaha Social Mediyaha Lagu dhaliilaya Xukummada Somaliland oo aan wax dareen