Daawo Gaadhi Ay Leeyihiin Ciidamada Amisom Oo Ku Gubtay Magaalada Muqdisho+(Sawiro)

0
Thursday June 01, 2017 - 15:29:00 in by Burco Office
  • Visits: 486
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Gaadhi Ay Leeyihiin Ciidamada Amisom Oo Ku Gubtay Magaalada Muqdisho+(Sawiro)

    Gaadhi Ay Leeyihiin Ciidamada Amisom Oo Ku Gubtay Magaalada Muqdisho+(Sawiro)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gaadhi Ay Leeyihiin Ciidamada Amisom Oo Ku Gubtay Magaalada Muqdisho+(Sawiro)
Gaadhi Ay Leeyihiin Ciidamada Amisom Oo Ku Gubtay Magaalada MUQDISHO Gaari ay leeyihiin Ciidamada Nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee AMISOM ayaa gubay Isgooska KM-4 ee magaalada Muqdisho.

Ciidamo katirsan AMISOM ayaa xiray halka uu gaariga ku gubtay oo ku dhaw Isgooska KM-4 , waxaana la xiray Isgooska KM-4 gaar ahaan dhinaca uu gaarigan AMISOM ku gubanayay.

Wali lama oga sababta keentay in gaariga ciidamada AMISOM uu dab qabsado, waxaana markii dambe lagu guuleestay in la damiyo dabka kadib markii ay goobtaasi soo gaareen ciidamada dab damiska.
 


Gaariga AMISOM ee gubtay ayaa ahaa nuuca qafilan, waxaana intii uu dabka socday xayirmay isku socodka gaadiidka ee laamiga Maka Al Mukarama gaar ahaan isgooska KM-4.