Maraykanka Oo Xayiraad Ku Soo Rogay Hantida La Taliyaha Millateriga Ee Madaxwaynaha Koongo

0
Friday June 02, 2017 - 13:15:11 in by salman abdi
  • Visits: 536
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maraykanka Oo Xayiraad Ku Soo Rogay Hantida La Taliyaha Millateriga Ee Madaxwaynaha Koongo

    Maraykanka ayaa cuno qabateyn ku soo rogay la taliyaha milatariga ee madaxweynaha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maraykanka ayaa cuno qabateyn ku soo rogay la taliyaha milatariga ee madaxweynaha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo.


_96310829_6dd361a4-5be0-4043-a775-1ea2bcd8fd47

Wasaaradda maaliyadda Maraykanka ayaa sheegtay in ay xayirayso hantida Jeneral Francois Olenga ka taal Maraykanka maadaama oo lagu eedeeyey in uu lug ku lahaa weeraro lagu qaaday dadka dhaliila madaxweyne Joseph Kabila iyo sidoo kale xadhigga sharci darrada ah iyo khaarajinta dadka dawladda mucaarada.
Talaabadani waxay daba socotaa xayiraado xaga socdaalka ah iyo xannibaado hantiyeed oo ay Midowga Yurub ku soo rogeen sagaal qof oo u dhashay dalka Kongo.
Madaxweyne Kabila ayaa diiday inuu xilka iska casilo ka dib markii mudo xileedkiisii dhamaatay bishii Diisember ee kal hore, waxaana mudaharaado arrintaa ka dhashay ay ciidamada nabad gelyadu ku dileen tobonaan qof oo ku mudaharaadayey dawladda.