DAWO:Xil,bukhaari oo sheegay in masuliyinta sar sare ee xisbiga wadani ay madaxweynaha somaliya u soo bandhigen inay soo celinayan midnimadi somaliya

0
Monday July 14, 2014 - 15:36:43 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1366
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAWO:Xil,bukhaari oo sheegay in masuliyinta sar sare ee xisbiga wadani ay madaxweynaha somaliya u soo bandhigen inay soo celinayan midnimadi somaliya

    Xildhibaan bukhaari oo ka midaa xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland isla markaana ah xildhibaanada xisbiga kulmiye golaha wakiilada ugu jira ayaa waxa uu manta mar uuwar baahinta la hadlay uu shaaciyey in xisbiga wadani uu imaaraadka kula shira

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan bukhaari oo ka midaa xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland isla markaana ah xildhibaanada xisbiga kulmiye golaha wakiilada ugu jira ayaa waxa uu manta mar uuwar baahinta la hadlay uu shaaciyey in xisbiga wadani uu imaaraadka kula shiray madaxweynaha somaliya isla markaana

u sheegay in xisbigoodu yahay ka keliya ee isu keeni karaya midnimadii somaliya sidaasna uu ku taageero isaga oo xildhibaanku xadeeyey in arinkaasi uu yahay arin cad oo miiska saran

Xildhibaan bukhaari sidoo kale waxa uu jawaab ka bixiyey hadal masuuliyiiinta ugu saraysa xisbiga wadani ayk u dhaliileen caafimaadka madaxweynaha waxaana uu sheegay in madaxweyne siilanyo yahay madaxweynihii helay cod ka ugu badan ee madaxweyne dalka soo mara isla markaana aanu gayin cay iyo aflagaado

Contact@Afkashacabka.com