Daawo:Xildhibaan Cabdirisaq Aar oo ka mid ah Golaha Deganka Burco oo Buugaag Tiro Badan ku warejiyey Naadiga Halkaraan iyo Libraryga ay Gacanta ku hayaan.+SAWIRO

0
Monday July 14, 2014 - 19:19:39 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1437
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Xildhibaan Cabdirisaq Aar oo ka mid ah Golaha Deganka Burco oo Buugaag Tiro Badan ku warejiyey Naadiga Halkaraan iyo Libraryga ay Gacanta ku hayaan.+SAWIRO

    Xildhibaan Cabdirisaq Aar ayaa ka warramay muhiimadda wax akhriska iyo Tayada Buugta uu ku warejinayo Naadiga,kuwaso uu xusay inu ugu talo Galay in Reer Burco ka faaidaystan, Maamulaha Madarka Burco oo isna kelmad kooban ka jeediyey Munasibaddii lagu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Cabdirisaq Aar ayaa ka warramay muhiimadda wax akhriska iyo Tayada Buugta uu ku warejinayo Naadiga,kuwaso uu xusay inu ugu talo Galay in Reer Burco ka faaidaystan, Maamulaha Madarka Burco oo isna kelmad kooban ka jeediyey Munasibaddii lagula kala wareegay Buugaagta ayaa sheegay in Halkaraan Wax weyn ku soo kordhisay Gobolka Maadama ay dhalinyarada iyo Bulshada ku dhiirigelinayso Wax akhriska iyo Qoraalka, Masuliyinta Halkaraan ayaa iyaguna uga mahadceliyey xildhibaanka Deegda uu so gaadhsiiyey waxayna ku tilmaameen xildhibaan fahmaya Faaidooyinka akhriska iyo qoraalka isla markaasna ka mid ah haldoorka xildhibanada Burco.


Afkashacabka.com
Burco / Office
Contact@afkashacabka.com