Daawo Muqaal:Rabshado Ka Bilaabmay Caasimadda Argentina Markii Ciyaartii Final-ka Koobka Aduunku Dhamaatay

0
Tuesday July 15, 2014 - 00:32:38 in by salman abdi
  • Visits: 885
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Muqaal:Rabshado Ka Bilaabmay Caasimadda Argentina Markii Ciyaartii Final-ka Koobka Aduunku Dhamaatay

    Dadwayne ka cadhaysan guul darada xulka qaranka dalka Argentina ayaa mudaharaadyo rabshada wata,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dadwayne ka cadhaysan guul darada xulka qaranka dalka Argentina ayaa mudaharaadyo rabshada wata,

 ka samaynaya jidadka waaweyn ee caasimadda dalkaas, waxaana rabshadahaas oo u dhexeeya booliska iyo taageerayaasha xulka qaranka Argentina ay bilaabmeen, daqiiqado yar ka dib markii ciyaartii kama danbaysta ahayd ee koobka aduunku dhamaatay.

Dibad baxayaashan oo aad u cadhaysan ayaa shiid iyo rabshado ka bilaabay fagaare badhtamaha caasimadda ku yaalay, oo ay markii hore ciyaaraha ka daawanayeen, lama garan karayo khasaaruhu inta uu leeg yahay, laakiin waxa la arkayay dhalinyaro shiidaya booliska iyo isku dhacyo ka dhex qarxay.







Afkashacabka.com

Hargaysa/Office

Contact@afkashacabka.com