Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Gudaha Dalka Kenya.

0
Tuesday June 20, 2017 - 10:50:36 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 464
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Gudaha Dalka Kenya.

    Ugu yaraan afar askari ayaa ku dhaawacantay qarax miino oo maanta lala beegsaday baabuur ay leeyihiin milatariga Kenya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu yaraan afar askari ayaa ku dhaawacantay qarax miino oo maanta lala beegsaday baabuur ay leeyihiin milatariga Kenya.

Weerarkan ayaa ka dhacay meel u dhow tuulada lagu magacaabo Gariley oo aan ka fogayn xuduudda Soomaaliya.

Qaraxu waxa uu dhacay goor hore oo subax ah, waxaana la sheegay in askartii ku dhaawacantaya weerarkan loo duuliyey gurmad caafimaad.

Ururka Al-Shabaab ayaa inta badan sheegta mas’uuliyadda weerrada qaraxa eel ala beegsado ciidamada Kenya.