Deg Deg Ah:-Gudoomiyihii Xisbiga Waddani Ee Gobolka Hawd Oo Is Casilay.

0
Tuesday June 20, 2017 - 10:53:51 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 551
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg Ah:-Gudoomiyihii Xisbiga Waddani Ee Gobolka Hawd Oo Is Casilay.

    Baligubadle:-Gudoomiyihii xisbiga mucaaridka ah ee Waddani u qaabilsanaa gobolka Hawd Mubaarig Cabdi Faarax ayaa shaaciyey inuu iska casilay xilkii iyo xubinimadii xisbigaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baligubadle:-Gudoomiyihii xisbiga mucaaridka ah ee Waddani u qaabilsanaa gobolka Hawd Mubaarig Cabdi Faarax ayaa shaaciyey inuu iska casilay xilkii iyo xubinimadii xisbigaasi.

Gudoomiye Mubaarig oo aanu wax ka waydiinay sababaha keenay is casilaadiisa ayaa sheegay inuu maalinta bari ah (Salaasa) uu qaban doono shir jaraa,id oo uu ku faah faahinayo sababaha keenay is casilaadiisa.Gudoomiye Mubaarig oo khadka telefanka ugu waramayey Hadhwanaagnews ayaa waxa uu sheegay inuu si rasmiya iska casilay xilkii gudoomiyaha gobolka Hawd iyo xubinimadii xisbigaasi, waxaanu u mahad celiyey masuuliyiintii kala duwanaa ee xisbiga Waddani ee ay mudada soo wada shaqaynayeen.

 


Warbaahinta Afkashacabka.com