Edna Aadan Oo Shir Caalamiya Kaga Qayb Gashay Dalka Canada + Jaaliyada Toronto Oo Ay La Kulmayso.

0
Tuesday June 20, 2017 - 11:26:51 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 500
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Edna Aadan Oo Shir Caalamiya Kaga Qayb Gashay Dalka Canada + Jaaliyada Toronto Oo Ay La Kulmayso.

    Toronto (AFKA) Edna Aadan Ismaaciil ayaa shir caalamiya kaga qayb gashay dalka Canada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Toronto (AFKA) Edna Aadan Ismaaciil ayaa shir caalamiya kaga qayb gashay dalka Canada.

Shirkan ay Edna kaga qayb gashay dalka Canada ayaa ahaa shirka Ummulisooyinka Caalamka oo ay soo qaban qaabiso Hay’adda Ummulisooyinka Caalamka oo sanadkiiba ka dhaca wadan.

Waxaana shirkan oo ay kaqayb galeen boqol iyo kaw iyo soddon dal ay dhamaan wadamadu siteen calamaantooda, waxaana xusid mudan in Calanka jamhuuriyada Somaliland ka mid ahaa calamaantii ka babanayay goobta shirka lagu qabtay.

Edna Aadan ayaa jaaliyada Somaliland ee degan Toronto kulan la yeelanaysa khamiista soo socota, lamana hubo inay kulankan oo kale layeelan doonto jaaliyada Somaliland ee degan Ottowa.