Xulka wadanka jarmalka oo dalkodii hooyo logu sameyey soo dhawayn yaab leh ka dib gushii ay ka gadheen tartanka kobka adunka+Sawiro

0
Tuesday July 15, 2014 - 17:14:15 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1325
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xulka wadanka jarmalka oo dalkodii hooyo logu sameyey soo dhawayn yaab leh ka dib gushii ay ka gadheen tartanka kobka adunka+Sawiro

    Xulka Kubada cagta ee jarmalka ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Dalkoodii hooyo ka dib markii ay laba habeen ka hor ku guulaysteen koobkii aduunka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xulka Kubada cagta ee jarmalka ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Dalkoodii hooyo ka dib markii ay laba habeen ka hor ku guulaysteen koobkii aduunka.

 

Jarmalka ayaa 1-0 kaga adkaaday dalka Argentina oo ay iskag horyimaadeen ciyaar aad u adag ku tirsanayd finalka koobka aduunka. waxaana uu taariikh ka dhigay tartankii ciyaaraha koobka aduunka isaga oo sidoo kale markii 4aad hantay koobka kubada cagta ee aduunka

Hadaba halkan hoose ka daawo soo dhaweynta loo sameeyay