NAIROBI: Dhallinyaro Laga Shakiyay Oo Laga Reebay Diyaarad U Socotay Muqdisho

0
Sunday July 02, 2017 - 10:13:18 in by Burco Office
  • Visits: 579
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    NAIROBI: Dhallinyaro Laga Shakiyay Oo Laga Reebay Diyaarad U Socotay Muqdisho

    NAIROBI: Dhallinyaro Laga Shakiyay Oo Laga Reebay Diyaarad U Socotay Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

NAIROBI: Dhallinyaro Laga Shakiyay Oo Laga Reebay Diyaarad U Socotay Muqdisho

Ciidamada ammaanka Garoonka Diyaaradaha Jomo Kenyatta ayaa Diyaarad usocotay Magaalada Muqdisho kala hadhay 5 dhalinyaro Soomaali ah oo qurbaha ka yimid.


Diyaaradan oo ka soo kacaysay Magaalada Nairobi ayay ciidanka amaanku dhalinyarada kula hadheen Garoonka diyaaradaha halkaas oo la sheegay in su’aalo lagu waydiinayay.Dhalinyaradan laga shakiyay ayaa qaarkood ka yimaadeen wadamada yurub.

Sida ay baahisay Idaacada Dalsan ee magaalada Muqdisho, dhalinyaradaan ayaa haatan lagu hayo Magaalada Nairobi

Diyaarada ayaa waxa la socday Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sh Aadan