Raysal Wasaaraha Britian David Cameron Oo La Kulmay Madaxwaynaha Cusub Ee Midowga Yurub Jean-Claude Juncker

0
Thursday July 17, 2014 - 16:51:41 in by Hargeysa Office
  • Visits: 893
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal Wasaaraha Britian David Cameron Oo La Kulmay Madaxwaynaha Cusub Ee Midowga Yurub Jean-Claude Juncker

    Raysal Wasaaraha Britian David Cameron Oo La Kulmay Madaxwaynaha Cusub Ee Midowga Yurub Jean-Claude Juncker oo ay lawada Hadleen Hormarka Qarada Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raysal Wasaaraha Britian David Cameron Oo La Kulmay Madaxwaynaha Cusub Ee Midowga Yurub Jean-Claude Juncker oo ay lawada Hadleen Hormarka Qarada Yurub

Raysal Wasaaraha Wadanka Britian David Cameron Ayaa Ugu Danbayntii La Kulmay Madaxwaynaha Shanta Sano Ee Soo Socota Hogaamin Doona Midowga YurubJean-Claude JunckerKasoo Ay Xafiltan Siyaasadeed Ka Dhexeeyey.

An official picture issued by the European Union of the face-to-face talks suggested the meeting was not particularly cordial, with Mr Cameron sitting with his arms folded

Cameron IyoJean-Claude Juncker Ayaa Ku Kala Aragti Duwanaa Fikiradaha Horumarinta Dhaqaalaha Midowga Yurub Balse Shirka Ay Maanta Brussels Ku Yesheen Ayaa Laga Filayaa Inay Iskugu Soo Dhawaadaan.


Afkashacabka.com

Burco/Office

Contact@afkashacabka.com