DAAWO:midawga yurub oo fadhigoodii maanta ay u balan sanaayen doorashada hogaan cusub ku kala kacay

0
Thursday July 17, 2014 - 17:02:35 in by Hargeysa Office
  • Visits: 879
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO:midawga yurub oo fadhigoodii maanta ay u balan sanaayen doorashada hogaan cusub ku kala kacay

    lahaayeen hogaan cusub oo midaw gaasi yeesho waxayna ku heshiin waayeen doorashada hogaankan waxaana ay taasi sababtay in fadhigii lagu kala kaco isla markaana aan laga gaadhin wax guul

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

lahaayeen hogaan cusub oo midaw gaasi yeesho waxayna ku heshiin waayeen doorashada hogaankan waxaana ay taasi sababtay in fadhigii lagu kala kaco isla markaana aan laga gaadhin wax guul

ah haba yaraatee wax go,aan ah aan laga soo saarin

Fadhigan lagu kala kacay ee ay yeesheen midawga yurub ayaa lagu waday inay ku soo doortaan hogaan cusb oo uu yeesho midawga yurub balse waxaa taasi waxa ma dhalays ka dhigay kala kacan lagu kala kacay fadhigan ay lhaayeen iyadoo aanay wax go,aan ah iyo wax doorasho ah midna aan laga soo saarin



Contac@Afkashacabka.com