Dhimasho Iyo Dhaawac Laga Dhaxlay Isbuurasho Ay Sameeyeen Taageerayaal Kubadda Cagta Ah Dalka South Afrika

0
Sunday July 30, 2017 - 13:01:06 in by Burco Office
  • Visits: 668
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhimasho Iyo Dhaawac Laga Dhaxlay Isbuurasho Ay Sameeyeen Taageerayaal Kubadda Cagta Ah Dalka South Afrika

    Dhimasho Iyo Dhaawac Laga Dhaxlay Isbuurasho Ay Sameeyeen Taageerayaal Kubadda Cagta Ah Dalka South Afrika

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhimasho Iyo Dhaawac Laga Dhaxlay Isbuurasho Ay Sameeyeen Taageerayaal Kubadda Cagta Ah Dalka South Afrika

Laba taageereyaal ah ayaa geeriyooday kadib markii ay isbuurteen taageerayaal kubadda cagta ah kulan ka dhacay dalka South Afrika, wuxuuna ahaa kulan kama dambeys ah oo ay isaga hor imaanayeen kooxaha Kaizer Chiefs iyo Orlando Pirates oo ka mid ah kooxaha darajada sare ee dalkaas.

Kulanka wuxuu ka tirsanaa koobka Carling Black Label Cup kaas oo lagu ciyaarayay garoonka caanka ah FNB stadium.

Kulankaan waa mid ka mid ah darbiyada ugu adag ee dalkaas laga ciyaaro, waxaana xusid mudan in laba isbuuc ka hor si hormaris ah loo iibsaday tikidhadii.