Guddoomiyaha Golaha Dhexe Ee xisbiga Kulmiye Ee laabtiisa Germany Oo Iscasilay.

0
Sunday July 30, 2017 - 14:40:47 in by Burco Office
  • Visits: 566
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Golaha Dhexe Ee xisbiga Kulmiye Ee laabtiisa Germany Oo Iscasilay.

    Guddoomiyaha Golaha Dhexe Ee xisbiga Kulmiye Ee laabtiisa Germany Oo Iscasilay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Golaha Dhexe Ee xisbiga Kulmiye Ee laabtiisa Germany Oo Iscasilay. Guddoomiyaha Golaha Dhexe Ee xisbiga Kulmiye Ee laabtiisa Germany Oo Iscasilay. Guddoomiyaha golaha dhexe Ee xisbiga Kulmiye Ee laabtiisa Germany Oo Iscasilay Waxaan halkan ka cadaynnayaa in aan ka baxay kamid ahaan-shaha iyo xubinnimadii xisbiga Kulmiye aniggoo ah Cabdalle Ayaanle Cartan. Waxaan ka mid noqday xisbiga Kulmiye sannadkii 2013 horaantiisii, markii xisbigii Udub oo aan taageere u ahaa saaxadda ka baxay uun muddo yar ka dib. Halkaasoo aan kamid noqoday dad badan oo aad uladhacsanaa
wax qabad iyo daddaal xukuumaddu muujisay iyo dar-dar badan oo muuqatay. Waxaan siddaas si lamid ah aad uladhacsanaa hanka musharaxnimo ee Muj, Muuse Biixi Cabdi oo aan u arkayay in uu mudanyahay in la garb-isataaggo. Waxaan hadda labadii sanno ee ugu danbeeyay kamid ahaa hoggaanka xisbiga Kulmiye laantiisa Germany. Waxaan Ka qabatay xilal kala duwan, oo hadda lafteeda aan ku magacawnaa guddoomiyaha gololaha dhex laanta Germany.
Inkastoo laga billaabo 30-July 2017 aan xilkaas dhiggay guud ahaanna xisbiga ka baxay. Anigga oo maankayga iyo maskaxdaydaba qaba. Sababta aan xisbiga uga baxay iyo arrimo la xidhiidhana dibbaan idinka soo gudbin.
Waxaan umahdcelinyaa intii aannu soo wada shaqaynay guud ahaan xisbiga iyo gaar ahaan laanta Germany Iyo saaxiibadday. Marnaba dhicimayso xumaan iyo qadaf iuga tagi doona xisbiga iyo madaxdiisa heerkastaba. Waxaan kale oo idiin sheegayaa in aannan hadda diyaar u ahyn ka mid noqosho xisbi kale xiise aan u hayaana jirin labada soo hadhay. Haddii Alle idmo muuqaal baan idinkula wadaagi doonaa sababaha iyo hadal intan ka faah-faahsan maalmaha soosocoda.