Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Madal Madaxweynuhu Fadhiyey Ku Soo Bandhigay Nooca Xukuumada Uu Dhisi Lahaa Haduu Ku Guuleesto Doorashada

0
Sunday July 30, 2017 - 15:35:20 in by Burco Office
  • Visits: 602
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Madal Madaxweynuhu Fadhiyey Ku Soo Bandhigay Nooca Xukuumada Uu Dhisi Lahaa Haduu Ku Guuleesto Doorashada

    Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Madal Madaxweynuhu Fadhiyey Ku Soo Bandhigay Nooca Xukuumada Uu Dhisi Lahaa Haduu Ku Guuleesto Doorashada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Madal Madaxweynuhu Fadhiyey Ku Soo Bandhigay Nooca Xukuumada Uu Dhisi Lahaa Haduu Ku Guuleesto Doorashada HOGAAMIYAHA XISBIGA UCID ENG FAYSAL CALI WARAABE AYAA WAXA UUSHEEGAY IN HADII UU TALADA WADANKA KU GUULEESTO UU YAREEN LAHAA TIRADA WASIIRADA ISAGOO SHEEGAY INUU SOO DHISI LAHAA XUKUUMAD KA KOOBAN 18 WASIIR OO UQALMA HANAN KARANA XILALKAAS IYO HOGAAMINTA UMADDA 
eng faysal cali waraabe ayaa hadalkan ka jeediyey MAR UU KA QAYBGALAY  SHIR LAGU FURAYEY FURITAANKA QAYBTA LABAAD EE QORSHAHA HORUMARINTA QARANKA  SHIRKAAS OO MADAXWEYNE SIILAANYANA GOOB JOOG KA AHAA AYAA WAXA UU FAYSAL SHEEGAY INAY DACIIFEEN HAAYADAHA DAWLADA SOMALILAND
UGU HOREEN WAXA UBOGAADIYEY WASAARDA QORSHEENTA ISAGOO SHEEGAY IN HADII LAGAGA DHABEEYO WAJIGA LABAAD EE HORUMARINRTA SOMALILAND WAX BADAN UU INA TARI DOONO 
ISAGOO SIDOO KALE  DHALIILAY QORSHIHII  HORE EE HORUMARINTA QARANKA ISAGOO SHEEGAY INAAN LOOGA FAAIDEYSAN SIDII LA RABAY 
FAYSAL AYAA ISAGOO KA HADLAYA ARIMHAASI WUXUU YIDHI< WAXAAN JECLANHAY INAAN YAREENO WASAARADAHA 68KAN WAXAAN KA SOO REEBI DOONAA 13 MEESHII KASTA WAXAAN GEYN DOONA WASIIR UQALMA OO AAN LAGU KEENIN REER IYO WAXKLE KALIYA LAGU SOO DOORTO AQOONTIISA