DAAWO:Wiil Yar Oo Shansano jir Ah Oo Muujiyey Arin Geesinimo Ah isaga oo la leg damaya Yaxaas

0
Friday July 18, 2014 - 16:24:34 in by Hargeysa Office
  • Visits: 815
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO:Wiil Yar Oo Shansano jir Ah Oo Muujiyey Arin Geesinimo Ah isaga oo la leg damaya Yaxaas

    Aabaha wiilkan yar dhalay ayaa u tababaraya inankiisa yare e shanta sano jira ganacsiga qoyskoodu ku dhisan yahay oo ah ciyaar siinta yaxaasyada oo ku nool beer loogu soo dalxiist tago

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aabaha wiilkan yar dhalay ayaa u tababaraya inankiisa yare e shanta sano jira ganacsiga qoyskoodu ku dhisan yahay oo ah ciyaar siinta yaxaasyada oo ku nool beer loogu soo dalxiist tago

T_mike kliebert oo ah aabahaya dhalay wiilkan yar ayaa waxa uu u tababaraa hawshan ciyaar siinta libaaxyada iyada oo ah arin dhaxal ah oo ay iska dhaxlaan qoyska aabahani iyada oo arintani ah arin aad u halis badan ood hibteeda wiilkan yar ayaa lagu magacaaba blaise ayaa ciyaarsiinaya lana ciyaaraya yaxaasyo tira badan oo awoowgii beertan ku beeray iyaga oo ka hela dhaqaale aad u tira badan



Contac@afkashacabka.com