Xabad Joojintii Kumeelgadhka Ahayd Ee Isreal Iyo Hamas U Dhaxaysay Oo Burburtay Iyo Isreal Oo Gudaha Gaza U Gashay Askarna Lagaga Dilay

0
Friday July 18, 2014 - 23:19:58 in by salman abdi
  • Visits: 936
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xabad Joojintii Kumeelgadhka Ahayd Ee Isreal Iyo Hamas U Dhaxaysay Oo Burburtay Iyo Isreal Oo Gudaha Gaza U Gashay Askarna Lagaga Dilay

    Xabad joojin socotay shan sacadood ayaa jabtay tasoo u dhaxaysay ururka dagalyahanada reer falastine iyo military wadanka isreal kasoo lagu waday in waji labaad looga gudbo isla markana mid rasmi ah laga dhigo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xabad joojin socotay shan sacadood ayaa jabtay tasoo u dhaxaysay ururka dagalyahanada reer falastine iyo military wadanka isreal kasoo lagu waday in waji labaad looga gudbo isla markana mid rasmi ah laga dhigo.

Tanks: This image made from video released by the Israeli military today shows a tank crossing into the Gaza Strip at the Israel-Gaza border at the beginning of a ground offensive late last night

Pain: Israeli officials have said the goal is to weaken Hamas militarily and have not addressed the possibility of driving the Islamic militants from power

Xabad joojinta kumeel gadhka ahayd ayaa jabtay kadib markii hogaamiyaha ururka HamasKhaled Meshaal uu sheegay inaysan aqbali donin wax xabad joojin ah ilaa inta ay ciidanka isreal ee godoonka ku haya dadka reer Gaza laga kaxaynayo isla markana ay isreal duqaynta ay ku beegsanayso dadka shacabka ah iyo sarakisha hamas joojinayso.

Running for their lives: Palestinians travel in a motorbike rickshaw as they flee their houses following an Israeli ground offensive in Rafah in the southern Gaza Strip

Ugu yaraan waxa ku nafwayay hawl galkii xalay ee military isreal 11 falastine iyadoo dhimashadu ilaa hada marayso tan iyo bilowgii hawlka ay duqaynta Gaza 261 qof iyadoo dhawacuna uu ku dhow yahay 150 qof oo shacabka matida reer Galza ah.

Killed: Sgt. Eitan Barak, 20, was killed overnight at the start of a ground offensive in the Gaza Strip. He was the first Israeli casualty among troops

Dhan ka Isreal waxa xalay hawlgalkii isreal ee gudaha Gaza ee ay iska cabinta wayn kala kulmeen ku dhintay hal askari oo la odhan jiraySgt. Eitan Barak oo 20 jir ahaa iyadoo dhawacuna uu 7 gadhayo .

Innocent victim: This child was one of many Palestinians injured last night as Israeli bombs rained down on Gaza, destroying homes as well as military targets

Afkashacabka

Contact@afkashacabka.com