Gudoomiyaha xisbiga waddani oo kulan gaar ah ka dalbaday laamaha ammaanka ee dawlada itoobiya iyo u jeedooyinka arintaasi ku lamaan

0
Saturday July 19, 2014 - 18:12:08 in by Hargeysa Office
  • Visits: 829
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha xisbiga waddani oo kulan gaar ah ka dalbaday laamaha ammaanka ee dawlada itoobiya iyo u jeedooyinka arintaasi ku lamaan

    Gudoomiyaha xisbiga waddani oo kulan gaar ah ka dalbaday laamaha ammaanka ee dawlada itoobiya iyo u jeedooyinka arintaasi ku lamaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha xisbiga waddani oo kulan gaar ah ka dalbaday laamaha ammaanka ee dawlada itoobiya iyo u jeedooyinka arintaasi ku lamaan

Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee waddani c/raxman maxamed cabdilaahi (cirro) ayaa balan ka dalbaday laamaha ammaanka ee Dowlada wadanka itoobiya taas oo lagu beegay safarkii madaxweynaha Somaliland mudane axmed maxamed maxamuud siilaanyo

Oo kulan la qaatay raysal wasaraha dalkaasi oo lagaga wada hadlay xidhiidhka labada dal iyo sidii dib loogu furi lahaa xuduudka Somaliland ee dhanka itoobiya ka xidhan kulankan labada hogamiye aya la iskula qaatay in xadka la furo laba maalmood gudahood hase-yeeshee gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah waddani cabdiraxman ayaa kulan gaar ah ka dalbaday laamaha ammaanka ee dawlada itoobiya sida loo xaqiijiyey wargeyska somalilandtodayinkasta oo aan ilaa hada la ogayn u jeeddada uu gudoomiyaha xisbiga waddani u doonayo inuu la kulmo laamaha ammaanka ee itoobiya

Wallow xogo uu wargeyska somalilandtoday ka helay itoobiya sheegayaan in gudoomiyaha golaha wakiiladu damacsan yahay inuu dowlada itobiya u gudbiyo xogo dheeraad ah oo ka duwan kuwa xukuumadu iyo madaxweyne siilaanyo u gudbiyeen dalkaasi

Wararka ka soo baxaya dalabka uu gudoomiye cirro dowlada itoobiya ayaa sheegaya in ilaa hada saraakiisha amaanka ee dowlada itoobiya aanay ogolaanin inuu la kulmo gudoomiyaha waddani.iyada oo la tilmaamay in gudoomiye cirro ilaa hada uu jawaab ka sugaayo dowlada itoobiya gaar ahaana laamaha amaanka

Gudoomiyaha xisbiga waddani ahna gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland mudane c/raxman maxamed c/laahi (cirro). Ayaa hadii uu jawaab ogolaanshiya ah ka helo laamaha amaanka ee dowlada itoobiya u safri doona magalada adiss ababa ee caasimada itoobiya si uu u gudbiyo xogo dhanka amaanka ah oo khuseeya gudaha Somaliland laakiin arintan ayaa muujinaysa kala fogaan shiyaha siyaasadeed ee xukumada xisbiga mucaaradka ah ee waddani

Gudoomiyaha xisbiga waddani mudane cirro ayaa hore uga hadlay xuduudka itoobiya ee xidhan ayaa xukuumada ka dalbaday in shacabka loo sharaxo waxa keenay in xuduudka itoobiya iyo ka jabuuti ee la furay loo xidhay "waxaad baryahan maqlayseen in la xidhay xuduudaha dalalka aynu jaar ka nahay xukuumadu miyey inooga warantay arinkaa”ayuuyidhi waxanu intaa ku daray "waxaan u soo jeeniyaa xukuumada Somaliland haday dhacdo sida hadaba dhacday in la xidho xukuumada Somaliland in shacabka looga waramo talona laga siiyo waayo waxay mudan yihiin in warbixin waafiya laga siiyo”

Si kastaba ha ahaatee hadii dawlada itoobiya ogolaato dalabka gudoomiye cirro waxay noqonaysaa markii ugu horaysay ee mucaaradku ay wax lid ku ah ama ka soo horjeeda war-bixinada amaan ee ay dawladu la wadaagto dalalka jaar ka ah ay gudbiyaan


Contact@afkashacabka.com