Garry Monk: "U Ma qalano Guul Daro".

0
Monday February 24, 2014 - 10:07:46 in by London Office
  • Visits: 1278
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Garry Monk: "U Ma qalano Guul Daro".

    Tababaraha kooxda Swansea City Garry Monk oo ka hadlay guul daradii soo gaartay kooxdiisa ayaa sheeagay inaysan u qalmin in laga badiyo isagoo taabadal keeda sheegay inay u qalmeen ugu yaraan inay ciyaarta bar baro ku dhamaato.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababaraha kooxda Swansea City Garry Monk oo ka hadlay guul daradii soo gaartay kooxdiisa ayaa sheeagay inaysan u qalmin in laga badiyo isagoo taabadal keeda sheegay inay u qalmeen ugu yaraan inay ciyaarta bar baro ku dhamaato.


Garry Monk oo ciyaarta kadib BBC Sport lahadlay ayaa sheegay in Liverpool uu nasiib ku caawiyay laakiin kooxdiisa ay dadaashay intii awoodeeda ah wuxuuna aaminsanyahay in kooxdiisa aysan u qalmin in lagabadiyo marka lafiiriyo qaabkii ay u ciyaareen.

Garry Monk ayaa yiri” Waxaan ciyaarnay ciyaar aad u adag, waxaana u qalanay ugu yaraan inaan helno hal dhibic marka loo fiiriyo Liverpool oo ah koox wayn oo awood badan hadana ku ciyaaraysay garoonkeeda”.

"Natiijada ciyaarta uma qalmin qaabkii aan u ciyaarnay laakiin tani waa kubada cagta, waxaan samaynay qaladaad kuwaas oo nookeenay in nalaga dhaliyo goolka 4aad, dhabtii uma qalmin inaan guuldaraysano kulan kaan laakiin ugu danbayntii waa inaan aqbalnaa guuldarada oo aan horay ugasii soconaa”


Mankaga ku hay had iyo jeer Afkashacabka.com

AFKASHACABKA.COM
CONTACT@AFKASHACABKA.COM